Dabley hubeysan oo caawa degmada Wanle-Weyn ku toogatay Maxamed Jacfar Axmed

Kooxo hubeysan ayaa caawa fiidnimadii ku toogtay degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose Kaaliyihii Maxkamada degmadaas sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Maxamed Jacfar Axmed ayaa waxaa rasaas ku furay kooxo bastoolado ku hubeysan xili uu ku sugnaa agagaarka hoygiisa oo ku yaalla gudaha degmada Wanle-weyn. Guddoomiye ku xigeenka degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose … Continue reading Dabley hubeysan oo caawa degmada Wanle-Weyn ku toogatay Maxamed Jacfar Axmed